Fadlan ogoow in dhamaan shaqsiyaadka raba inay la kulmaan UNHCR ee Malaysia ay qasab ku tahay inay balan qaataan.

Si kastaba ha ahaatee, shakhsiyaadka horey u haystay kaarka UNHCR ama dukumiinti kale oo UNHCR, waxay u imaankaraan xafiiska ujeeddooyinka soo socda:

  • Inay fayl-kooda ku daraan  ilmo dhashay
  • Soo-wargalinta hadii kaarku kaa dhumo
  • Cusboonaysiinta dukumiinti

Dhammaan codsiyada la soo diro waxaa maaraysa UNHCR. Maaddaama ay UNHCR hesho boqolaal emayl ah maalin kasta, fadlan dulqaado haddii aadan helin jawaab degdeg ah.

Haddii aad mar hore soo diratay hal balan, fadlan ha dirin mar kale maxaa yeelay waxay sababi kartaa dib u dhac kale oo ku yimaada jadwalka balantaada.

Foomka Xiriirka

Fadlan ogsoonow: UNHCR la wadaagi mayso wax macluumaad ah mas’uuliyiinta wadankaaga hooyo, ama qolo kale adigoo naan oggolaansho kaa helin.

    Contact Preference:

    Select Concern*

    To Update your information, you must be registered with UNHCR and have a UNHCR Case and Individual Number.
    To update your phone number please click here

    Does this concern a person who is already registered with UNHCR?
    YesNo
    Further Details*
    Topic







    Additional Family Member Details:

    I wish to update





    Include a scan, or image, of a Passport or other Photo Identity Card (optional - up to 1mb):