Goobta/barta warbixinta ee qaxootiga iyo magangalya doonka joooga malaysia

Bogga Qaxootiga-Malaysia waxaa loogu talagalay in lagu caawiyo dadka qaxootiga iyo dadka magangalyo-doonka ah sidii ay ku heli lahaayeen xogta ay uga baahan yihiin ilaalinta iyo gargaarka Malaysia gudaheeda

Boggani waxuu hadda ku jiraa marxalad tijaabo ah, horumarin tiisuna way sii socon doonaan.

Waqtiga xaadirka ah, boggani wuxu intisa badan ku qoran yahay luuqada Ingiriisiga waxaanan si joogta ah uga shaqeyneynaa inaan ku turjuno dhammaan qaybihiisa kala duwan afaf badan oo kale.

Waxa si joogta ah loogu soo kordhin doonaa waxyaabo badan oo faa’ido u yeelan kara dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah. Waadna ku mahadsantahay dulqaadkiina. Waad ku mahadsantahay dulqaadkiina.

Macluumaadka/xogta boggan waxaa idiin soo gudbisa UNHCR Malaysia si loogu adeego dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah ee ku nool Malaysia.